Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Ha Murugoon (1)- Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed в хорошем качестве

Ha Murugoon (1)- Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed 1 год назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



Ha Murugoon (1)- Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

Waxaan marka ugu horreeya ku billaabi doonaa safarkeenna quruxda badan ku raaxaysiga nolosha, in aan daawo u helno muruggada aan dareemayno. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonnaa: - Sida aad maskaxdaada uga masaxi lahayd maalmo mugdi ah oo aad soo martay, uguna diyaarin lahayd maalmo nuur badan. - Muhiimadda ay leedahay in aad noolaatid HADDA. - Sida aad u qeexi (fahmi) lahayd dhibaatada ku haysata. - Sida aad ku oggaan lahayd asal ahaan halka ay ka timid dhibaatada. - Waxyaabaha aad ku xallin karto dhibaatada. - Ducooyin iftiiminaya noloshaada. - Alle in uu kuu abuuray Farxad. _______________________________________________________ Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub. https://www.youtube.com/user/MrAbubak... Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________ Follow me on social Media. Facebook: facebook.com/brotherAbubakar Instagram: instagram.com/abubakar_mohamed twitter:twitter.com/BrotherAbubakar Snapchat: Abubakar-z MAHADSANID

Comments